Faahfaahin: Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Duleedka Boosaaso

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan qarax galabta ka dhacay degaanka Kalabeyr ee duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,  kaasoo Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac geystay Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ee meelaha durugsan laga qarxiyo ayaa lala beegsaday Maqaahi lagu shaaho oo ku taalla degaanka Kalabeyr. … Continue reading Faahfaahin: Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Duleedka Boosaaso